Home Wararka Somaliya Madaxweynaha Hirshabelle oo Maanta ku dhawaaqay Liiska aqalka sare

Madaxweynaha Hirshabelle oo Maanta ku dhawaaqay Liiska aqalka sare

0
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Ali Gudlawe Hussein ayaa maanta soo saaray Liiska Musharixiinta ku tartamaya 8 kursi ee Dowladdda Hirshabeelle ku leedahay Aqalka Sare. Kuraasta lagu dhawaaqay waxaa ka soo Muuqday Xubna aad u culus, kuwaas oo qeyb ka yihiin Xaaji Muuse suudi yalaxoow, Axmed daaci oo isku kursi ah, waxaana sidoo kale xubnaha Musharaxiinta ah qeyb ka ah DR dufle iyo Safiirka Soomaaliya u fadhiya kenya maxamuud axmed Nuur Tarsan.
Ad
Previous articleNin ajnabi ah oo Fuliyay Qaraxii camaara ee Gobalka Mudug
Next articleRa’isul Wasaare Rooble oo kulan la leh Saraakiil Ciidan iyo ugaaska Abgaal

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here