Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaare Rooble oo Amray in Shacabkii Barakacay ay ku soo Laabtaan...

Ra’isul Wasaare Rooble oo Amray in Shacabkii Barakacay ay ku soo Laabtaan Xaafadahooda

0

Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo qoraalka hoose ku soo qoray bartiisa Facebook ayaa ugu baaqay shacabka barakacay ee reer Muqdisho ay dib u soo laabtaan.

Rooble ayaa Ciidamada faray inay u fududeeyaan Shacabka in ay Guryahooda ku soo laabtaan.

“Waxaan ugu baaqayaa dadkii ku barakacay qalalaasihii maalmahan ka jiray Muqdisho in ay guryahooda ku soo laabtaan. Ciidammada waxaan farayaa in ay shacabka u fududeeyaan in ay guryahooda iyo ganacsiyadooda ku soo noqdaan. Waxaa naga go’an in shacabkeennu helaan nabad iyo xasillooni”

Ad
Previous articleFaah Faahin ku saabsan Qarax ismiidaamin ah oo Maanta ka dhacay Muqdisho
Next articleDeg Deg Ilo Muhiim ah oo Xaqeejiyay in Baarlamaanka ay xilka ka Tuuri doonaan R/W Rooble

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here