Ra’isul Wasaare Rooble oo amray in Lacagaha laga jaro Wasiirada Xukuumadiisa

Xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku deeqaya 20% gunnooyinkooda billaha ah si loogu taakuleeyo dadka ay saameysay abaarta baahsan ee dalka ka jirta.

Ra’isul wasaaraha ayaa faray wasaaradda Maaliyada Soomaaliya in lacagaha lacaga jaro dhamaan wasiirada Xukuumadda Soomaaliya

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*