Guddiga Doorashada Heer Fedraal oo shaaciyay in Cabasho Laga Soo Gudbiyay G Doorashada Heer Maamul

War saxaafadeed caawa ka soobaxay Gudiga Doorashooyinka Ayaa Lagu Sheegay in ay Ka go’antahay Qabashada Doorasho Hufan oo Lagu wada qanacsanyahay

Qoraalka Guddiga Ayaa Lagu yiri ” waxaa nasoo gaaray Cabasho Laga Soo Gudbiyay Guddiyada Doorashada Maamul Gobaleedyada Dalka.

Hadalka Guddiga Ayaa ku Soo aadaya xilli Galmudug kuraasteeda qaar ka mid ah Cabasho weyn Laga keenay waxaana ka mid ah Kursiga Yaasiin Farey uu Baadi goobayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*