Muqdisho waxaa Maanta ka dhacay kulan u dhaxeeyay Raisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweynaha Galmudug Mudane Ahmed Abdi Kaarie “ Qoorqoor” Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe iyo Wakiilka Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobe Ambasador Jemes Swan.
Kulankaan ayaa looga hadlayay dardargalinta hanaanka Doorashooyinka Dalka.
Kulankaan waxaa goobjoog ka ahaa Safiirka UK u fadhiya Somaliya waxaana Kulankaan looga hadlay Arrimaha Amniga iyo saameeynta uu geystay Fatahaada wabiga shabeelle..
Waxaa Kulankaan Muhiimada diirada lagu saaray sidii loo dadajin lahaa Doorashada dalka, waxaana galmudug looga fadhiyaa inay soo Magacaabaan Xubnaha Guddiga ee laga sugayo..
Ad