Home Wararka Somaliya Dhageyso Weriye Maalintii 2-aad ku xiran Galmudug iyo sababta loo xiray

Dhageyso Weriye Maalintii 2-aad ku xiran Galmudug iyo sababta loo xiray

0

Waxaa muddo dhan  48 Saacadood degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ku xiran Wariye Cubeyd Xasan Maxamuud oo kamid ah Wariyeyaasha degmadaas ka howlgalla, kaas oo ay xireen Ciidamada Nabdsugida ee Galmuduh

Wariyaha ayaa laamaha Amniga ee degmada Guriceel aysan weli faah fahin ka bixin sababta ay u xireen, iyada oo aan wax Maxkamad la soo taagin uu ku xiran degmadaasi Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

Hayeehsee Wariye Ibraahim Xaashi Cosoble Jeekeey oo kamid ah Wariyeyaasha ka howlgalla degaannada Galmudug ayaa sheegay in wariyaha lagu xiray Xero Ciidan, islamarkaana sababaha loo xiray ay ku maqleen inay tahay War uu tebiyay ee ah in Odayaal ay shir uga baxeen degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Wariye Ibraahim Jeekeey

Ad
Previous articleRa’isul wasaare Rooble iyo Madaxda Dowlad Gobaledyada qaar oo la Kulmay Wakiilka QM iyo safiirka UK {sawiro}
Next articleMusharaxiinta oo Ra’isul Wasaaraha Somaliya u gudbiyay Codsi cajiib ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here