Home Wararka Somaliya Ra’isul wasaare Rooble iyo Madaxda Dowlad Gobaledyada qaar oo la Kulmay Wakiilka...

Ra’isul wasaare Rooble iyo Madaxda Dowlad Gobaledyada qaar oo la Kulmay Wakiilka QM iyo safiirka UK {sawiro}

0
Muqdisho waxaa Maanta ka dhacay kulan u dhaxeeyay Raisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweynaha Galmudug Mudane Ahmed Abdi Kaarie “ Qoorqoor” Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe iyo Wakiilka Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobe Ambasador Jemes Swan.
Kulankaan ayaa looga hadlayay dardargalinta hanaanka Doorashooyinka Dalka.
Kulankaan waxaa goobjoog ka ahaa Safiirka UK u fadhiya Somaliya waxaana Kulankaan looga hadlay Arrimaha Amniga iyo saameeynta uu geystay Fatahaada wabiga shabeelle..
Waxaa Kulankaan Muhiimada diirada lagu saaray sidii loo dadajin lahaa Doorashada dalka, waxaana galmudug looga fadhiyaa inay soo Magacaabaan Xubnaha Guddiga ee laga sugayo..
Ad
Previous articleCiidamo la geeyay Goobo in Mudda ah colaado ay ka jireen
Next articleDhageyso Weriye Maalintii 2-aad ku xiran Galmudug iyo sababta loo xiray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here