Home Wararka Somaliya Galmudug Ra”isul Wasaare Rooble Ayaa soo gaaray Magaalada Dhuusamareeb

Ra”isul Wasaare Rooble Ayaa soo gaaray Magaalada Dhuusamareeb

0

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu Hogaaminayo Ayaa Soo gaaray Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb.

Ujeedka Rooble ee Dhuusamareeb Ayaa ah in Galmudug ay bilaaban Doorashada Aqalka Hoose ee Golaha Shacabka JFS.

Sidoo kale Madaxda Galmudug ayuu kala Hadli doonaan Arimaha Siyaasada iyo Colaada Ahlusuna iyo Galmudug ka dhaxtaagan.

Ad
Previous articleRa”isul Wasaare Rooble oo Dhuusamareeb u Soo duulay
Next articleMaxay tahay Sababta Ra’isul Wasaare Rooble u gaaray Dhuusamareeb ?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here