Home Wararka Somaliya Galmudug Maxay tahay Sababta Ra’isul Wasaare Rooble u gaaray Dhuusamareeb ?

Maxay tahay Sababta Ra’isul Wasaare Rooble u gaaray Dhuusamareeb ?

0

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad-goboleedka Galmudug.

Ra’iisul Wasaaraha iyo wefdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ku dhaweeyay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, Guddoonka Barlamaanka Galmudug ,mas’uuliyiin iyo dadweyne badan.

Ra’iisul Wasaaruhu Inta uu joogo Dhuusamareeb waxa uu kulammo la yeelan doonaa madaxda Galmudug iyo qeybaha kala duwan ee bulshada oo uu kala hadli doono arrimaha doorashooyinka, nabadeynta iyo horumarinta adeegyada bulshada.

Ad
Previous articleRa”isul Wasaare Rooble Ayaa soo gaaray Magaalada Dhuusamareeb
Next articleGolaha Amaanka oo cunaqabateenta Hubka u kordhiyay Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here