Home Wararka Somaliya Galmudug Ra”isul Wasaare Rooble oo Dhuusamareeb u Soo duulay

Ra”isul Wasaare Rooble oo Dhuusamareeb u Soo duulay

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa  u Soo  ambabaxay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad-goboleedka Galmudug.

wafdiga Ra”isul Wasaaraha ayaa ka kooban Wasiiro iyo Xildhibaano ka Tirsan Dowladda dhaxe ee Dalka.

Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb waxaa Hadda Ku sugan Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo Masuuliyiin ka Tirsan Galmudug.

Safarka Ra”isul Wasaaraha ayaa imaanaya xilli shalay uu Fashilmay Wada Hadaladii Ahlusuna iyo Galmudug Muddo u soconoyay.

 

Ad
Previous articleShir madaxeedkii wadamada Urur Goboleedka IGAD, oo dib u dhacay iyo Farmaajo oo ka qeyb gali lahaa
Next articleRa”isul Wasaare Rooble Ayaa soo gaaray Magaalada Dhuusamareeb

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here