Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo Magaacabay Guddi Baara Cabashada Waalidiinta...

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo Magaacabay Guddi Baara Cabashada Waalidiinta Caruurtooda Tebaya (Akhriso)

0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi soo baara cabashada waalidiin Soomaaliyeed oo sheegay in aysan war iyo wacaal ka helin carruurtoodii oo ay sheegeen in tababar loogu diray dalka Eritrea.

Guddiga waxay Kulamo la qaadan doonaan Waalidinta Cabanaya islamarkaana Maalimihii la soo dhaafay Banaanbaxyada  Cabashada ah ka dhigayay Muqdisho.

Dowladda  Soomaaliya ayaa in Mudda ah Laga la’aa Jawaab Rasmi ah oo ay siiyaan Waalidiinta ka dib Markii Caruur farabadan oo Soomaaliya ah la sheegay in Laga qeyb galiyay dagaal ka dhacay itobiya

Ad
Previous articleMadaxweynaha Galmudug oo Maanta si weyn Loogu soo dhaweeyay Muqdisho (Sawiro)
Next articleXidiga Kooxda Inter Milan ee Eriksen oo Looga shakiyay Geeri ka dib Markii uu Istaaga ka dhacay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here