Home Wararka Maanta Ra”isul Wasaaraha Soomaaliya iyo Ergaga Qaramada Midoobey oo Ku Damaashaaday Xeebta Garoonka...

Ra”isul Wasaaraha Soomaaliya iyo Ergaga Qaramada Midoobey oo Ku Damaashaaday Xeebta Garoonka Aadan Cadde

0

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Arimaha Soomaaliya iyo Wasiir Kuxigeenka Warfaafinta Soomaaliya ayaa galabta socod lugo baxsi ah iyo jimics ku sameeyay Xeebta garoonka diyaaraddaha Muqdisho.

Ra”isul Wasaaraha ayaa Damaashaadkiisa waxuu ku Soo aaday kaddib guushii dhamaystirka Aqalka Sare ee Somaliland.

Xubnaha Doorashada Kuraasta Aqalka sare ee Somaliland Ayaa Maanta la Soo gaba gabeeyay, waxaana Ra”isul Wasaaraha Dalka uu Maanta Hambalyo u diray Xildhibaanada Cusub.

Ad
Previous articleC/raxmaan C Shakuur Warsame oo ku Baaqay in La Joojiyo Xiisad ka taagan Galmudug
Next articleSarkaal sare oo Galmudug Xil ka Soo qabtay oo Muqdisho Xil Looga Magacaabay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here