Home Wararka Somaliya Galmudug Sarkaal sare oo Galmudug Xil ka Soo qabtay oo Muqdisho Xil Looga...

Sarkaal sare oo Galmudug Xil ka Soo qabtay oo Muqdisho Xil Looga Magacaabay

0

Gaashaanle Cabdulahi Macalin Xassan oo ahaa Madaxa Howlgalinta Booliiska Galmudug ayaa Xil Cusub Looga Magacaabay Muqdisho.

Taliyaha Boliiska Soomaaliya ahaa Taliyaha Saldhiga Booliiska Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir u Magacaabay Gaashaanle Cabdullahi Macalin.

Madaxii Hore ee Howlgalinta Ciidamada Boliiska ee Galmudug ayaa bedalaya Taliyahii Saldhiga Degmada Hodan

Ad
Previous articleRa”isul Wasaaraha Soomaaliya iyo Ergaga Qaramada Midoobey oo Ku Damaashaaday Xeebta Garoonka Aadan Cadde
Next articleCiidamo Taabacsan Ahlusuna oo dib ula wareegay Deegaankii Maanta Laga saaray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here