Home Wararka Maanta Ra”isul Wasaaraha Dalka oo Shir Gudoomiyay Shir Looga Hadlayay Doorashada G/Waqooyi (Sawiro)

Ra”isul Wasaaraha Dalka oo Shir Gudoomiyay Shir Looga Hadlayay Doorashada G/Waqooyi (Sawiro)

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay kulan looga hadlayay dardar gelinta howlaha doorashada xildhibaannada gobollada woqooyi, maamulka dhaqaalaha ku baxaya, xareynta ergooyinka, amniga iyo hufnaanta doorashada.

Kulanka waxaa ka qeyb galay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka, Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Gobollada Woqooyi (Somaliland), Wasiirka Maaliyadda, Taliyaha Booliska iyo Guddiga farsamada Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

R/W Dalka Ayaa Khilaaf xoogan kala dhaxeeyaa Madaxweyne Farmaajo, waxuuna sii wadaa Howlaha Doorashooyinka Dalka.

Ad
Previous articleCiidamada Galmudug oo gacanta ku Soo dhigay Sarkaal Alshabaab ka Tirsan
Next articlePuntland oo Amara Culus duldhigay Musharaxiinta Xildhibaanada ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here