Home Wararka Somaliya Galmudug Ciidamada Galmudug oo gacanta ku Soo dhigay Sarkaal Alshabaab ka Tirsan

Ciidamada Galmudug oo gacanta ku Soo dhigay Sarkaal Alshabaab ka Tirsan

0

Taliska NISA Ee Degmada Guriceel ayaa so bandhigaay nin Lagu Magacaabo ugaas hiilow barre oo magaciisa afgaarashada yahy Abdifitaah waxaa uuna iskaga so baxsadaay Alshabaab.

Saraakiisha NISA ee Galmudug oo Maanta Soo Bandhigay Sarkaalkaan Ayaa shaaciyay inuu Alshabaab ka Soo baxsaday islamarkaana uu sheegay in uu ka tirsanaa in mudo ah.

Waa Wiil dhalinyara ah waxaana Hadda Gacanta ku haaya Ciidamada Nabad sugida Dowlad Gobaleedka Galmudug.

Ad
Previous articleRa’isul Wasaare Rooble oo Boliiska Soomaaliya iyo AMISOM kala hadlay Xaqeejinta Amniga Doorashada (Sawiro)
Next articleRa”isul Wasaaraha Dalka oo Shir Gudoomiyay Shir Looga Hadlayay Doorashada G/Waqooyi (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here