Home Wararka Somaliya Puntland Rag Tirsana Alshabaab oo Dhawan Lagu Xukamay Dil Toogashaa oo ka Baxsaday...

Rag Tirsana Alshabaab oo Dhawan Lagu Xukamay Dil Toogashaa oo ka Baxsaday Xabsi ku Yaalay Magaalada Gaalkacyo

0

Sida ay xaqiijinayaan warar laga helayo magaalada Gaalkacyo dhinaca waqooyi ee Puntland, ayaa sheegaya in saldhig gaar ah oo aad loo ilaaliyo kuna yaala duleedka magaaladaas.

oo ahaa goob lagu xiro dadka lagu hayo kamid ahanshaha kooxaha kasoo horjeeda amniga iyo Horumarka (Al Shabaab) ayay xalay maxaabiistii ku xirnayd qeybta xukumanayaasha jabsadeen mid kamid ah qolalka lagu xiray.

7 kamid ah Maxaabiista xukunaa ee horey u qirtay in ay dilal kageysteen magaalada Gaalkacyo ayaa baxsaday, sidaas oo kale Maxbuus ayay toogten ciidanku, halka midna dhaawacmay.

Saraakiisha Amnigu, waxay sheegayaan in ay qabteen Maxaabiistan isku dayda falkan, mase jiraan warar madax banaan oo dhacdada xaqiijinaya, xili warar sheegayaan in 3 baxsatay.

Ad
Previous articleCaqabaddii heysatay dhalinyarada ku maqan ERITREA oo la xaliyey
Next articleArrinta Mo Farah oo waji cusub yeelatay iyo booliska oo baaritaan billaabay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here