Home Wararka Somaliya R/W Rooble oo la kulmay Musharaxiinta Madaxweynaha

R/W Rooble oo la kulmay Musharaxiinta Madaxweynaha

0

Ra’iisul Wasaaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la yeeshay Midowga Musharraxiinta oo ay ka wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin;

Dardar gelinta howlaha doorashooyinka
Iyo in doorashadu noqoto mid hufan, daahfuran oo waqtigeeda ku dhacda

Midowga Murasharaxiinta ayaa Ra’iisul Wasaaraha la wadaagay talooyin ku aaddan turxaanbixinta iyo kala caddeynta qodobbada qaar ee ku xusan habraacii arrimaha doorashooyinka ee Golaha Wadatashiga Qaranku soo saareen 24-kii bishan.

Ra’iisul Wasaaraha iyo Midowga Musharraxiinta ayaa isla gartay in si wadajir ah looga wada shaqeeyo bilaabista wajiga labaad ee doorashada Golaha Shacabka ee BFS, si dhowna looga wada shaqeeyo arimaha u baahan kala cadeeynta.

Ad
Previous articleBisha cas ayaa War ka soo saartay weerar lagu qaaday xarunta ururka bisha cas ee magaaladda Baardheere.
Next articleRa’isul Wasaaraha Soomaalia oo Joojiyay Heshiis ku saabsan Ganacsi Laga Furi lahaa Tiyaatarka Qaranka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here