Home Wararka Somaliya Galmudug Qoor Qoor oo Galabtay Soo Gaaray Muqdisho(Sawiro)

Qoor Qoor oo Galabtay Soo Gaaray Muqdisho(Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Muqdisho ee xarunta wadanka Soomaaliya.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay, Wasiirro, Xildhibaanno, iyo xubno kale.

Ujeedka safarka madaxweynaha ayaa ah ka qeyb galka shirka Madasha Wadatashiga Qaran, oo lagu wado in uu ka furmo magaalada Muqdisho.

Ad
Previous articleAlshabaab oo Hal goob looga Dilay 17 Qof iyo Dowlada oo Ka Hadashay
Next articleMareykanka oo shaaciyay magacyada Shanta nin ee gacanta ku heysa maamulka Al-Shabaab oo aan Horay loo aqoon

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here