Home Wararka Maanta QM oo shaacisay Tirada dad ku dhintay iyo kuwa ku Barakacay Roobab...

QM oo shaacisay Tirada dad ku dhintay iyo kuwa ku Barakacay Roobab ka da’ay Soomaaliya

0

Xafiiska Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Bini’adamnimada ee OCHA ayaa warbixin ka soo saaray khasaarihi ka dhashay roobabkii dhawaan ka da’ay Soomaaliya.

Warbixinta QM, waxaa Lagu sheegay in 25 Qof ay ku geeriyoodeen roobabkii Mahiigaanka ahaa ee ka da’ay Dalka

Sidoo kale waxaa ku Barakacay 25,000 oo Qoysas kuwaaso kunoolaa 15 xaafadood oo katirsanaa Xaafada Magaalada Jowhar.

Ad
Previous articleDowladda Soomaaliya oo ka hadashay Keenista Qaadka Miiroowga ee Kenya
Next articleTaliyaal xalay Lagu dilay Qarax ka dhacay Muqdisho oo Maanta La Aasay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here