Home Wararka Somaliya Jubbaland Qarax Lala Damacsanaa masul Ka Tirsanaa Jubaland oo la Fashiliyay

Qarax Lala Damacsanaa masul Ka Tirsanaa Jubaland oo la Fashiliyay

0

Taliska Nabad sugida Jubbaland ayaa sheegay iney caawa fashiliyeen qarax la doonayey in lagu qaarajiyo masuul ka tirsan Maamulka oo aan magaciisa la sheegin.

Qoraal ay soo saareen Taliska Nabad sugida Jubbaland oo arrintan looga hadlay aya sidan hoose lagu bilaabay.

Alle Mahadii waxay ciidanka Hay’ada Sirdoonka & Nabadsugida Jubbaland (JISA) caawa fashiliyeen miino ay argagixisadu albaabka ugu dhajisey masuul katirsan Dowlada Jubbaland.

Ciidanka ayaa ku guuleystey inay miinada ka furaan albaabka ayada oo aan wax khasaare ah ka dhalan.

Waxaan u mahadcelinaynaa bulshaweynta reer Kismaayo ee sida joogtada ah ula soo wadaagaya laamaha amniga qorshayaasha iyo ficilada argagixisada. Mahadsanidiin.

Ad
Previous articleGuddiga Doorashooyinka oo Amar la Xiriira Xildhibaanadii lagu Doortay Ceelwaaq Soo Saaray
Next articleVilla hargaysa oo Laga Wareejinaayo Doorashada Gudoomiyeyaasha Golaha Shacabka Kadib Cabsi kasoo Daristay Baarlamaanka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here