Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Qarax caruur isku qoys ah ku haleelay Hiiraan

Qarax caruur isku qoys ah ku haleelay Hiiraan

0

Seddax caruur ah oo isku qoys ah ayaa Qarax dhulka ku aasnaa waxa uu ku haleelay deegaanka Miir-cado oo Beledweyne hoostaga xilli wadda ay marayeen.

Mid kamid ah caruuntaasi ayaa geeriyooday halka labo kale oo dhaawac uu soo gaaray la gaarsiiyay magaalada Beledweyne si loogu dabiibo.

Qarax ayaa ahaa mid dhulka lagu aasay waxaana ay ku istaageen Caruurta Qaraxaas sida la sheegay

Ad
Previous articleSawiro Laga soo qaaday Howlgalkii Maanta ka dhacay Basro iyo xogo Xasaasi ah
Next articleMadaxweynaha Galmudug oo gaaray Deegaanka Cada Kabir ee Galmudug (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here