Home Wararka Maanta Qaramada Midoobey oo digniin Qaraxya ah soo saartay

Qaramada Midoobey oo digniin Qaraxya ah soo saartay

0

Dafiiska Nabad galyada Qaramada Midoobey ee Muqdisho ayaa soo saaray Digniin ku saabsan Weeraro ay suurtagal tahay in Alshabaab ay ka geystaan qeyba kamid ah Muqdisho.

Goobaha laga cabsi qabo in ay Alshabaab weeraraan.

1▪︎The Elite Hotel
2▪︎Km4 Checkpoints
3▪︎SYL Hotel
4▪︎Dorbin Hotel
5▪︎Dabka Area
6▪︎Jazeera Hotel
7▪︎Liido Beach
8▪︎Makka Al-Makaramah Road
9▪︎Villa Somalia Checkpoints
10▪︎Nisa Checkpoints

Fariintan Digniinta ah ayaa loo diray Shaqaalaha UNka, waana xaalad kale oo halis ah oo Cabsi iyo baqdin galinaysa dadka Muqdisho

Ad
Previous articleCiidamada Galmudug oo dib u furay isgaarsiin ay Shabaab jareen (Sawiro)
Next articleRaila Odinga oo War ka soo saaray go’aankii ka soo baxay Maxkamadda Sare ee Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here