Home Wararka Somaliya Galmudug Qamri Farabadan iyo Ragii Watay oo Gudaha Magaalada Gaalkacyo lagu Soo Qabtay

Qamri Farabadan iyo Ragii Watay oo Gudaha Magaalada Gaalkacyo lagu Soo Qabtay

0

Ciidanka Amaanka Gobolka Mudug Ayaa hawl-gal ay caawa ka sameeyeen Magaalada Gaalkacyo kusoo qabtay 20 kartoon oo Qamri ah gaarigii ay saarneyd kaasi oo la doonayay in si dhuumaalaysi ah looga Ganacsado.

Kooxda wadatay Qamrada iyo Ciidanka Booliska waxaa dhexmartay Israsaasayn kooban mana jiro khasaare ka dhashay Israsaaseyntaas Sida aay sheegeen Saraakiisha Amaanka

Hawlgalka Qhamriga lagu qabtey ayaa ka dhacay Galbeedka Magaalada Gaalkacyo.

Howlgalkaan ayay iska Kashanayren Ciidamada Galmudug iyo Kuwa Booliska Puntland oo Maalmihii Danbe waday Howlgal Wadjir ah oo ay Kula Dagalamaayaan Maan Dooriya oo Fara Ba,an ku Haaya Amniga Magaalada Gaalkacyo.

Ad
Previous articleDagaal ka dhacay Gudaha Magaalada Garowe ee Puntland
Next articleDhaliyaro Soomaali ah oo meydkooda Laga Soo Helay Xuduudka Turkiga iyo Giriiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here