Home Wararka Maanta Puntland oo Shaacisay Jadwalka 4kursi oo Dhawan La Qaban Doono

Puntland oo Shaacisay Jadwalka 4kursi oo Dhawan La Qaban Doono

0

Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed Puntland ayaa shaaciyay qabashada doorashada Afar kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Dowladda Federalka Soomaaliya.

Qoraal kasoo baxay guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Puntland ayaa lagu shaaciyay qabashada doorashada afartan kursi oo sumaddoodu kala tahay  HOP#128.,HOP#223., 3-HOP#232., iyo  4-HOP#144.

Guddiga doorashada ayaa sidoo kale shaaciyay habraaca iyo jadwalka doorashada ee loo marayo afartan kursi, waxaana guddiga cadeeyeen in doorashada afartan kursi ay dhici doonto 27-ka bishan.

Ad
Previous articleDeg deg Ciidamadii Jeneraal Xuud oo la Wareegay Baladweyne xili Cali guudlaawe ku wajahnaa(Sawiro)
Next articleDal Muslim ah oo Haweeneey u Magacaabay Garsoore Maxkamad Sare

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here