Home Wararka Somaliya Puntland Puntland oo Shaacisay 16 kursi oo Dhawaan la dooran Doono

Puntland oo Shaacisay 16 kursi oo Dhawaan la dooran Doono

0

Guddiga hirgelinta doorashada heer dowlad goboleed Puntland ayaa maanta shaaciyay doorashada 16-kursi oo kamid ah kuraasta gollaha shacabka ee lagu dooranayo magaalada Garawe ee caasimadda Puntland.

Maamulka Puntland ayaa isbuucyadii lasoo dhaafay hakad ku jireen doorashada xildhibaanada gollaha shacabka, waxaana hakadkaasi sabab looga dhigay Madaxweynaha Puntland oo dalka ka maqnaa.

Doorashada kuraastan goordhaw shaaciyeen guddiga doorashada heer dowlad goboleed Puntland ayaa la filayaa in maalmaha soo socda doorashadooda ka dshacaan magaalada Garawe ayna halkaasi kassoo baxaan xildhibaano uu si gaar ah u wato Siciid Deni.

Ad
Previous articleAlshabaab oo War Kasoo saray Weeraradii Xalay ay Ka Geesteen Muqdisho
Next articleSenotarkii U Danbeeyey Oo Galmudug lagu Doortay Maantay(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here