Home Wararka Somaliya Puntland Puntland oo Edeyn uu jeedisay Dowlada Federalka Soomaaliya

Puntland oo Edeyn uu jeedisay Dowlada Federalka Soomaaliya

0

PUNTLAND: ayaa cabasho ka muujisay hanaanka Dawladda Faderaalka Soomaaliya ku qeybisay Xujeyda sannadkan, ka dib markii ay heshay 300 xaaji, Dad badan ayaa rumeysan in ay tahay bar bilowga cabasho sii socon doonta 4ta sano ee nagu soo aadan.

Tan 2009-kii, Puntland ayaa ka cabanaysa dawladda Faderaalka oo mar kasta isbedeladu dhacayaana PL noqoto cida ugu horeysa ee la dagaalanta xukuumadda joogta.

19-kii bishan ayaa la qeybiyey tirada xujeyda, waxaana dhammaan Soomaaliya ay heshay 5200qof, SOMALILAND dhinaceeda ayaa iyana cabasho muujisay oo saluugtay tiradda lasiiyey oo dhan 300 oo qof.

Ad
Previous articleMaamulada Galmudug iyo Koonfurgalbeed oo xaalku ku Xunyahay
Next articleSoomaaliland oo edayn u jeedisay Dowlada Federaalka Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here