Home Wararka Somaliya Puntland oo Dowladda Soomaaliya ku Eedeysay inay Burburisay Shir Maanta La qorsheenayo

Puntland oo Dowladda Soomaaliya ku Eedeysay inay Burburisay Shir Maanta La qorsheenayo

0

Maamulka puntland ayaa Shaaciyay in Dowladda Soomaaliya ay caqabad ku tahay shir Maanta la Qorsheenayay inuu qabsoomo.

Qoraalka ka soobaxay Puntland ayaa u qornaa Sidaan ?

Shirkii loo ballansana galabta ee u dhexeeyay Dowladdaha xubnaha ka ah DFS iyo Beesha Caalamka wuu baaqday kadib markii DFS ay ka joojisay qaar ka mid ah Madaxda Dowladdaha xubnaha ka ah DFS inay Shirka tagaan.

Tani waa tillaabo aan wanaagsanayn oo Dowladda wakhtigeedu dhammaaday, ay ku doonayso inay ku carqaladayso wax kasta oo lagu xalinayo caqabadaha hortaagan inuu qabsoomo Shirkii loo balansanaa ee arrimaha doorashada, si dhameystiranna looga wada qeybgalo.

Ad
Previous articleKutlada Xildhibaanada oo soo Dhaweeyay Madasha Badbaadada Qaran (Sawiro)
Next articleDowladda Soomaaliya oo shaacisay in Farmaajo uu Ergo udiray dani iyo Axmed Madoobe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here