Home Wararka Somaliya Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in Farmaajo uu Ergo udiray dani iyo Axmed...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in Farmaajo uu Ergo udiray dani iyo Axmed Madoobe

0

iyadoo in Mudda ah uu jiray Khilaafka Madaxda Dowladda Soomaaliya Iyo Maamul Gobaleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa Khilaafkaas waxuu saameyn ku yeeshay Shirkii Go’aan ka gaarista Doorashooyinka Dalka.

Shir Muqdisho ka soconaya Muddo 5 Maalin ah waxaana ka qeyb-galin Madaxweyne Dani iyo Axmed Madoobe waxaana Caawa Dowladda Soomaaliya ay shaacisay in Ergo Loo diray Dani iyo Axmed Madoobe.

Qoraal ka soobaxay Caawa Madaxtooyada Soomaaliya ayaa Lagu yiri Sidaan ”

 

Madaxweynaha JFS mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo oo ergo madaxweynayaal ah u diray Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland si loogu soo qanciyo in ay ka soo qayb-galaan shirka Golaha Wadatashiga Qaran.

Madaxwaynayaasha ergada ah ayaa waxay kala yihiin madaxwaynaha Galmudug, madaxwaynaha Koonfur Galbeed iyo madaxwaynaha Hirshabeele.

Ad
Previous articlePuntland oo Dowladda Soomaaliya ku Eedeysay inay Burburisay Shir Maanta La qorsheenayo
Next articleMadaxweyne Ku xigeenka galmudug oo Caawa Shir Gudoomiyaja Shirka Golaha Wasiirada Galmudug oo cadaado ka dhacay (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here