Home Wararka Maanta P.M Xamse Cabdi Barre oo raaligalin siiyey Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya(Sawiro)

P.M Xamse Cabdi Barre oo raaligalin siiyey Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya(Sawiro)

0

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa raaligalin ka siiyey Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya hadal uu dhawaan jeediyey oo kuwajahnaa, ciidamada Shisheeye ee kusugan gudaha dalka.

Mr, Xamse ayaa kusifeeyey hadalkiisa mid la suura-xumeeyey, isagoo sheegay in erayada uu adeegsaday loo dhigay si aan sax aheyn, uuna la xariirin arrimo diimeed iyo quursi ciidanka Ajnabiga ah.

Ra’iisulwasaaruhu wuxuu u sheegay Xubnaha Golaha Amniga Africa in ay wada shaqeyn diyaar u yihiin, dibna loo eegi doono qorshaha STP- oo ay Dawladdii Farmaajo diiday in ATMIS ciidan cusub lagu kordhiyo, taas oo ay Dawladda Masar doonayso in ay ciidan kuyeelato howlgalka Soomaaliya.

Ad
Previous articleMuuse Biixi oo eed Culus Dusha Uga Tuuray Xisbiyada Mucaaradka
Next articleNin u dhashay Israa’iil ayaa dhuumasho ku galay Maka. Kaddib maxaa dhacay?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here