Home Wararka Maanta P.M Rooble oo Soo Saaray Amar uu Wadanka Uga Cayrinaayo Francisco Madeira

P.M Rooble oo Soo Saaray Amar uu Wadanka Uga Cayrinaayo Francisco Madeira

0

Xukuumada Somalia ayaa dalka ka ceyrisay wakiilkii Midowga Afrika ee Somalia danjire Francisco Madeira.

“Dowladda Soomaaliya waxa ay u aqoonsatay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Francisco Madeira in uu yahay shakhsi aan dalka laga rabin isagoo ku lug yeeshay arrimo ka baxsan shaqadiisa Wakiilka Midowga Afrika, waxa ayna fareysaa in uu 48 saac gudahood dalka uga baxo” ayaa lagu yiri qoraal goor dhow ka soo baxay xafiiska raisul wasaaraha dalka.

Qoraalka tafaasiil dheeraad ah kama bixinin sababta rasmiga ah ee keentay go’aanka dalka looga ceyriyey Wakiilka Midowga Afrika

HOOS KA AKHRISO QORAALKA OO ENGLISH AH

Ad
Previous articleGudoomiye Mursal “Koonfurgalbeed oo Maqan majiro Baarlamaan la Dhaarin karo”
Next articleMadaxweyne Farmaajo oo Ka Horyimid Go,aan ka Soo Baxay Rooble ee ku Wajahna Faransico Madero

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here