Odayaasha Soo Xuli Laha Ergada Dooranaysa Xildhibaanada Golaha Shacabka oo la Shaaciyay

Guddiga hirgelinta doorashada heer dowlad goboleed Jubbaland ayaa shaaciyay Odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo xulaya sadex kamid ah kuraasta gollaha shacabka ee lagu dooranayo Kismaayo.

Qoraal kasoo baxay guddiga doorashada Jubbaland ayaa lagu sheegay in iyaga oo fulinaya dhammaan habraacyada doorashooyinka ee ku heshiiyeen gollaha Wadatashiga Qaran soo bandhigayaan Odayaasha  iyo bulshada soo xuleysa ergada dooraneysa sadex kursi.

Halkan ka akhriso magacyada Odayaasha iyo bulshada soo xulaya sadexdan kursi