Home Wararka Somaliya Puntland Odaayasha Soo Xulaaya ergada Dooranaysa 6kursi oo la Shaaciyay Xili Doorashadu...

Odaayasha Soo Xulaaya ergada Dooranaysa 6kursi oo la Shaaciyay Xili Doorashadu Dardar kusocoto

0

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Puntland ayaa shaaciyay magacyada Odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo xulaya lix kursi oo kamid ah kuraasta gollaha shacabka ee dhawaan lagu dooranayo magaalada Garawe.

Qoraal kasoo baxay guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Puntland ayaa lagu sheegay in iyaga oo fulinaya hershiisyadii horey loo gaaray ku shaaciyeen magacyadada Odayaasha iyo bulshada soo xulaya kuraasta la dooranayo.

Ad
Previous articleDoorashadii Hirshabeele oo uga Danbayn Bilaabayay iyo Xildhibaano Caan ah oo kusoo Baxay
Next articleDeg deg Gaari Xamuul ah oo Bareeg Goostay oo Dad ku Dilay Magaalada Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here