Home Wararka Caalamka Norway oo Xukun Xabsi ku riday Nin gubi jiray Quraanka Kariim-ka

Norway oo Xukun Xabsi ku riday Nin gubi jiray Quraanka Kariim-ka

0

Maxkamada Oslo ayaa ugu danbeyn xukun ku riday nin ku caanbaxay inuu gubo Quraanka kariimka.

Ninkan oo Garabka Midig ee fog ka tirsan ayaa dhoor jeer soo muuqday isagoo gubaya Quraanka waxa uu sidoo kale ku Caan-baxay naceybka dadka soo galootiga.

Dhacdada ninkan loo heesto ayaa ka duwan mida uu Quraanka uu ku gubo Sida Maxkamada laga hor sheegay.

Maxkamada ayaa Cadeesay in Lars Thorsen uu Saddex Qof u isticmaalay Sunta dadka ka ilmeysiisa Dadkaasi oo kasoo horjeeda dhacda uu ku gubay Quraanka.

inkastoo Xukunkiisa uu yahay mid yar oo Saddex isbuuc ah hadana dadka guul u arka arintan iyo fadeexada soo wajahday.

Ad
Previous articleMadaxweynaha Galmudug oo sheegay go’an ay ka qaateen Kooxda Shabaab
Next articleMalaysia oo fashilisey afduub qarsoodi ah oo sirdoonka Israel ka wadeen Kuala Lumpur

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here