Home Wararka Maanta NISA Oo Xabsiga Dhigtay Haweeney Iyo Laba Rag Ah Oo Shabaab Lala...

NISA Oo Xabsiga Dhigtay Haweeney Iyo Laba Rag Ah Oo Shabaab Lala Xiriiriyay.

0

Ciidamadda Nabad Sugida Soomaaliya ahaa xalay howlgal culus ka sameeyay xaafadda Suuqa Xoolaha ee degmada Hiliwaa, iyadoo howlgalkan lagu soo qabtay xubno Shabaab lala xriiriyay.

Ciidamadda Duufaan ee NISA ka tirsan oo howlgalkan si gaar ah u sameeyay ayaa gacanta kusoo dhigay tobaneeyo qof, iyagoo markii danbe kaxeystay sadded ruux oo midi Haweeney tahay.

Shaqsiyaadkan ayey wararku tilmaamayaan iney yihiin dadka ay NISA bartilmaameedsaneysay ee howlgalka loo sameeyay, iyagoo la aaday mid kamid ah xarumaha ay hay’adaasi wax ku baarto.

Si kastaba, kooxda Al-Shabaab ayaa culeys soo saartay magaalada Muqdisho, kadib markii ay cadaadis xoogan kala kulantay howlgallada ka socdo gobollada dalka oo degeenno badan looga qabsaday

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay Guddoonka iyo Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka rabana inuu baajiyo mooshinkii la gudbiyay(Sawiro)
Next articleGudoomiye aadan Madoobe oo Talaabo Deg deg ah Qaaday Kadib Cabashadii Amniga ee Baarlamaanka Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here