Home Wararka Maanta Nin booliis ah oo dilay haweeney uu saaxiib la ahaa

Nin booliis ah oo dilay haweeney uu saaxiib la ahaa

0

Askari ka tirsan ciidamada booliiska dalka Nigeria, ayaa toogtay saaxiibtii.

Olalere Michael, ayaa saaxiibtiis Tosin ku toogtay iskuul ku yaal aagga Agba Dam Housing Estate, Ilorin Kwara subaxnimadii Khamiista.

Dad ku sugnaa goobta uu dilku ka dhacay, ayaa sheegay in askariga iyo saaxiibtiis uu khilaaf soo kala dhexgalay, kaasoo dhaliyay falkan.

Ninkan booliiska ah, ayaa tagay guriga haweeneyda, balse ma uusan haleelin.

Afhayeen u hadlay Booliiska Gobolka Kwara ee, Okasanmi Ajayi, ayaa sheegay inay soo saareen labada meyda.

Kiiskan, ayuu carabka ku dhuftay afhayeenku in aanu ahayn booliiska dhibaateynaya dadka, balse arrintani ay tahay isfaham waa, soo kala dhex galay ninka iyo xaaskiisa.

Ad
Previous articleWAR DEG DEG AH:Dowladda UK oo taageerada kala laabtay Somaliland kadib dagaalka Laascaanood
Next articleWasiirkii Maaliyadda ee dowladii Farmaajo oo ka degay Magaalada Hargeysa iyo Falcelin Ka Dhalatay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here