Home Wararka Maanta Nabadoonadii Beesha Sacad ee ku Baxay Dagaalkii Ceyr iyo Saleebaan oo Gaaray...

Nabadoonadii Beesha Sacad ee ku Baxay Dagaalkii Ceyr iyo Saleebaan oo Gaaray Dhuusamareeb(Sawiro)

0

Guddi Nabadnayn ah oo ka socday Beesha Sacad ayaa gaaray Caasimadda Galmudug ee Dhuusamarreeb waxaana halkaa kusoo dhaweeyay Odayaal dhaqan iyo maamulka Caasimadda

Wafdigaan ayaa maalmahaan Cadaado u joogay dhammaynta Xiisadda u dhaxeesay Beelaha Cayr iyo Saleebaan

Odayaasha iyo dhaqanka Beesha Reer Xaaji Saleebaan ayaa Guddiga ka socday Sacad ka aqbalay dhamaynta Xiisadaas.

Wafdigaan ayaa maanta kulan horu dhac ah la qaatay Culimadda, Dhaqanka,Waxgaradka ,Maa.ulka Caasimadda iyo masuuliyiin ka tirsan Galmudug Bessha Cayr ee Caasimadda Degan waxayna ka wada hadleen arrimaha Nabadda iyo wadajirka

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Sheekh Oo Khuburo Milatari Oo Turki Ah Kulan Gaar Ah La Qaatay
Next articleMadaxweyne Xasan Shiikh oo Xilsare u magacaabay Baadiyoow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here