Home Wararka Maanta Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Khuburo Milatari Oo Turki Ah Kulan Gaar Ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Khuburo Milatari Oo Turki Ah Kulan Gaar Ah La Qaatay

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada ku qaabilay khubaro milatari iyo saraakiil sarsare oo ka socday dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga.

Xasan Shiikh Ayaa uga mahadceliyey doorka ay ka qaadanayaan dib u dhiska Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaiyeed iyo dagaalka ka dhanka argagixisada Alshabaab.

Kulankan waxaa qeyb ka ahaa Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Mudane Ibrahim M. Yagli, iyadoo lagaga hadlay xoojinta iskaashiga dhanka milatariga ee labada dal.

Muhiimadda taageerada walaalaha Turkiga ee howlgalka xoreynta iyo qorshaha tababarrada Ciidamada Soomaaliyeed ee ay leyliyaan khubarada milatariga Turkiga ah.

Ad
Previous articleWafuud Culus oo Ku Qulqulaysa Magaalada Hobyo iyo Qoor Qoor oo Asna Gaaray(Sawiro)
Next articleNabadoonadii Beesha Sacad ee ku Baxay Dagaalkii Ceyr iyo Saleebaan oo Gaaray Dhuusamareeb(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here