Home Wararka Somaliya Galmudug Muxuu ka yiri geerida wiilkiisa aabaha dhalay askarigii badbaadiyay madaxweynaha Galmudug?

Muxuu ka yiri geerida wiilkiisa aabaha dhalay askarigii badbaadiyay madaxweynaha Galmudug?

0

Allaha u naxariistee aabbaha dhalay askarigii dhowaan la sheegay in uu is hor taagay naftiisana ku waayay qarax lagu weeraray mas’uuliyiin uu kamid yahay madaxweynaha Galmudud, Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, ayaa la hadlay BBC da.

Aabbe Cabdiqaadir sheikh Maxamud oo dhalay askariga geeriyooday oo lagu magacaabo Axmed Shaakir Cabdiqaadir Sheikh Maxamuud ayaa ku amaanay falka wiilkiisu ku dhaqaaqay.

Aabbe Cabdiqaadir ayaa sidoo kale ka hadlay billadda geesinimada ee madaxweynaha Galmudug ku maamuusay wiilkiisa.

Ad
Previous articleKoox ka Tirsan Alshabaab oo ku Go,doonsan Guri ku Yaala Degmada Bacaadwayn iyo Dagaal Wali socda
Next articleDowlada Soomaaliya oo ka hadashay dagaaladii cuslaa Oobaale & Ciid-ciidka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here