Home Wararka Somaliya Galmudug Koox ka Tirsan Alshabaab oo ku Go,doonsan Guri ku Yaala Degmada Bacaadwayn...

Koox ka Tirsan Alshabaab oo ku Go,doonsan Guri ku Yaala Degmada Bacaadwayn iyo Dagaal Wali socda

0

Sida ay noo Xaqiijiyeen Ciidamadii la wareegay bacaadweyne ayaa imika ku hareereysan Guri ay ka dagaalamayaan xubno ka tirsan Alshabaab oo dhaawac ah kuwaas oo ay saaka galay Gurigaan inyii uu socday Dagaalka looga Saaray Magaalada.

Ciidmada Dowlada ayaa isku Dayaaya inay nolosha Ku Qabtaan Ragaan oo Mudo ka Dagaalamaaya Gudaha Guri kuyaala Degmada Bacaadwayn iyo sidoo kale Hospitaalka magaalada oo Rag kale ku jiraan

Ciidamada Dowlada iyo Kuwa Deegaanka Ayaa Dagaal kula Jira Ragaan oo Afarta Gees laga Hareereeyey Dhan kale Qaraxyo Ayaa ka Dhacay Gudaha Magaalada Bacaadwayn intii uu socday Howlgalkaan .

Si Rasmi ah looma Oga Khasaaraha Guud ee ka Dhashay Dagaalkaan oo Wali kasocda Meelo ka Mid ah Degmada Bacaadwayn

Ad
Previous articleCiidamada Dawladda iyo kuwa deegaanka oo kaabiga ku haya magaalada Camaara kaddib markii Al-Shabaab laga saaray Bacaadweyne
Next articleMuxuu ka yiri geerida wiilkiisa aabaha dhalay askarigii badbaadiyay madaxweynaha Galmudug?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here