Home Wararka Somaliya Taliyaha Ciidamada Haramcad oo dabaal ku dhaawacmay

Taliyaha Ciidamada Haramcad oo dabaal ku dhaawacmay

0

Taliyaha ciidanka Haramcad, Cabdixamiid Cabdullahi Fanax, ayaa ku dhaawacday dagaalka ka socda agagaarka Isgoyska Banaadir ee magaaladda Muqdisho.

Saraakiisha booliska ayaa soo kale u sheegay warbaahinta in uu dagaalka ku dhaawacmay taliye ku xigeenka booliska Soomaaliya ee degmada Dharkenley.

Dagaalka ayaa hada qaboobay waxaana wali is horfadhiya ciidankii dagaalamay.

Istaalka digfeer ee magaaladda Muqdisho ayaa la gaarsiiyay ilaa 3 qof oo dhaawac ah.

Taliska Booliska oo ka hadlay dagaalka ayaa sheegay in uu salka ku haayo is qabqabsi dhuleed oo uusan la xiriirin arimo siyaasadeed.

Ad
Previous articleMuwaadin Soomaaliyeed oo Lagu dilay Konfur Afrika
Next articleDagaal ka dhacay Magaalada Muqdisho oo Khasaaro ka dhashay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here