Home Wararka Maanta Musharixii labaad ee Qaatay Shahaada Musharaxnimo ee Madaxweynaha Soomaaliya

Musharixii labaad ee Qaatay Shahaada Musharaxnimo ee Madaxweynaha Soomaaliya

0
Waxa si habsami ah maanta u bilowday is diiwaan galinta musharraxiinta Madaxweynaha JFS . Xubnaha Guddiga u qaabilsan diiwaan galinta ayaa qaabilaya Musharraxiinta isla markaana diiwaan galinaya iyada oo uu Guddoomiyaha Guddiga C/qani Geelle Maxamed uu guddoonsiinayo shahaadada Musharraxnimo ee caddeyneysa inuu buuxiyay shuruudihii loo baahnaa .
Ilaa hadda waxa Shahaadada qaatay Musharraxiin ay ka mid yihiin Musharrax Shariif Shiikh Axmed iyo Musharrax Daahir Maxamuud Geelle .
Waxa kale oo lasoo warinaaya in  Musharraxiin kale oo u diyaar garoobaya in ay shahaadada qaataan oo howshoodu socoto.
Ad
Previous articleRuushka oo hawada sare ku xiray YouTuber caan ah
Next articleDowladda Isu Tegga Imaaraadka Carabta ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay weerarkii cuslaa ee saldhiga Ceel Baraf Balanqaadna Samaysay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here