Home Wararka Maanta Musharaxiinta oo Ra’isul Wasaare Rooble ka dalbaday 3 Arimood (Akhriso)

Musharaxiinta oo Ra’isul Wasaare Rooble ka dalbaday 3 Arimood (Akhriso)

0

Midowga Musharaxiinta ayaa ka dalbaday Ra’iisul Wasaare Rooble inuu qaado saddex tallaab oo ku saabsan kiiska dilkii Ikraan Tahliil.

1- in is bedel degdeg ah lagu sameeyo hoggaanka sare ee hey’adda Nabadsugida, si loo soo celiyo kalsoonida shacabka.

2- in loo saaro guddi caalami ah oo madax bannaan si looga gungaaro xaqiiqda kiiskan

3- in hey’adda loo magacaabo hoggaan kalsoonida shacabka hanan kara

Ad
Previous articleAlshabaab oo Beeniyay inay dileen ikraan Tahiil Faarax
Next articleDeg Deg Ra’isul Wasaare Rooble oo 48 saac u qabtay Fahad yaasiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here