Home Wararka Somaliya Deg Deg Ra’isul Wasaare Rooble oo 48 saac u qabtay Fahad yaasiin

Deg Deg Ra’isul Wasaare Rooble oo 48 saac u qabtay Fahad yaasiin

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka hadlay kiiska Ikraan Tahaliil Faarax ayaa sheegay in aan lagu qanci karin xogtii Hay’adda Nabad Sugidda.

Rooble ayaa Faray Agaasimaha NISA in uu 48 saac gudohood ku soo gudbiyo warbixin dhammeystiran, shacabkana ugu baaqay in ay is dajiyaan.

Warbixinta NISA ayaa Fashilantay ka dib Markii Alshabaab ay Beeniyeen inay dileen ikraan Waxaana Warkaasi uu dhaliyay Cara xoogan oo Afduub sababay.

48 ee Loo qabtay Fahad yaasiin ayaa La sugayaa jawaabta uu bixiyo Ra’isul Wasaare Rooble ka dib

sidee u aragtaa 48 in Loo qabto Fahad ?

Ad
Previous articleMusharaxiinta oo Ra’isul Wasaare Rooble ka dalbaday 3 Arimood (Akhriso)
Next articleKenya oo shaaciyay in Hub ay ka qabsadeen Alshabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here