Home Wararka Maanta Alshabaab oo Beeniyay inay dileen ikraan Tahiil Faarax

Alshabaab oo Beeniyay inay dileen ikraan Tahiil Faarax

0

Al-Shabaab ayaa iska fogeysay inay ka dambeyso dilkii Ikraan Tahliil, isla markaana aysan wax shaqo ah ku laheyn dilka iyo afduubka gabadhaas.

“kama dambeyno, waxba kama ogin dilka gabadha lagu magacaabo Ikraan Tahliil, layaab ayay nagu noqotay in Sirdoonka dowladda ridada nagu masabido dilka gabadhaas, sida dadka Soomaaliyeed ula fajaceen ayaa anaguna ula fajacnay”ayaa lagu yiri qoraal Alshabaab ku baahiyeen barahooda Internetka.

Xaalka Soomaaliya siduu noqon doonaa, Waa hadal haynta ugu badan ee Soomaaliya ka jirta waxaana Dhamaan siyaasiinta Soomaaliyeed ay si dhab ah uga soo Horjeesteen Dilka ay Dowladdu shaacisay.

Previous articleQof ku dhintay Qarax ka dhacay Koonfurta Caasimada Stockholm
Next articleMusharaxiinta oo Ra’isul Wasaare Rooble ka dalbaday 3 Arimood (Akhriso)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here