Home Wararka Maanta Milkiilaha Facebook oo Soo Saaray app pamid ah Twiterka iyo milkiilaha Twiterka...

Milkiilaha Facebook oo Soo Saaray app pamid ah Twiterka iyo milkiilaha Twiterka oo Ka Xanaaqay

0

Shirkadda Twitter ayaa sheegtay inay dacwad ka gudbin doonto barnaamijka cusub ee Threads oo ay leedahay shirkadda Meta.

Mulkiilaha shirkadda Meta, Mark Zukerberg ayaa sheegay in barnaamijkani uu ‘saaxiib la yahay’ Twitter oo ay loolamaan.

Threads, oo si rasmi ah loo soo bandhigay Arbacadii ayaa waxaa iska diiwaan geliyay in ka badan 30 milyan oo qof.

Mulkiilaha twitter, Elon Mask ayaa yiri “in la tartamo waa wax iska caadi ah balse khiyaanada lama ogola”.

Muddooyinkii u dmbeeyay waxaa muuqatay inuu xifaaltan u dhaxeeyay labada nin ee iska leh labada shirkadood ee Meta iyo Twitter Mark Zuckerberg iyo Elon Musk.

Ad
Previous articleArdayad garaacday macalinkeeda ilaa uu ka dhintay oo Xukun adag lagu Riday
Next articleCiidamo Danab oo howlgal ka fuliyay Deegaanno Al Shabaab ku Sugnaayeen (Sawirro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here