Home Wararka Maanta Ardayad garaacday macalinkeeda ilaa uu ka dhintay oo Xukun adag lagu Riday

Ardayad garaacday macalinkeeda ilaa uu ka dhintay oo Xukun adag lagu Riday

0

Waxaa xabsi daa’in lagu xukumay gabar 17 sano jir ah oo ka soo jeeda gobolka Lowa ee dalka Mareykanka, kaddib markii ay garaacday macalinkeeda ilaa uu ka dhinto.

Willard Miller, ayaa tallaabadaas qaaday kaddib markii ay natiija aan wanaagsanayn ka keentay imtixaanka, waxayna ugu dambeyntii qiratay dembigii lagu soo eedeeyay.

Waxaa sidookale lagu amray inay lacag magdhow ah siiso qoyska uu ka soo jeedo macalinkaas, taas oo gaareysa ilaa $150,000 (£117,000).

Macalinka oo lagu magacaabo Nohena Graber ayaa asal ahaan ka soo jeeday dalka Spain.

Ad
Previous articleMadaxa sirdoonka Kenya oo Muqdisho Soo Gaaray
Next articleMilkiilaha Facebook oo Soo Saaray app pamid ah Twiterka iyo milkiilaha Twiterka oo Ka Xanaaqay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here