Home Wararka Caalamka Midowga Yurub oo cunaqabatayn cusub saaray Iran

Midowga Yurub oo cunaqabatayn cusub saaray Iran

0

Waxa loogu yeero booliiska anshaxa iyo wasiirka warfaafinta ee Iran ayaa lagu daray liiska cunaqabateynta Midowga Yurub Isniintii maanta.

Mowjado mudaaharaad ah ayaa ruxay Iran toddobaadyadii la soo dhaafay, ka dib markii Mahsa Amini (22) ay ku dhimatay gacanta waxa loogu yeero booliska anshaxa.

Aamini ayaa loo xiray inay qaab qalad ah u xiratay xijaabka taasi oo keentay in ay dowlada kala kulanto xarig

Cunaqabatayntan ayaa timid ka dib markii uu talisku dadaal dheer u galay sidii loo joojin lahaa mudaaharaadyo dhowr ah oo ka dhacay dalkaasi.

Ad
Previous articleMADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BILLAD-SHARAFYO GUDDOONSIIYEY XULKA 17 JIRRADA AH EE KU GUULEYSTAY KOOBKA CECAFA
Next articleRuushka oo diyaarado Nuuca Drones-ka ah ku duqeeyay caasimadda Ukraine ee Kyiv

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here