Home Wararka Maanta Midowga Musharixiinta oo Soo Dhaweeyey Talaabo uu Qaaday Raysulwasaare Rooble

Midowga Musharixiinta oo Soo Dhaweeyey Talaabo uu Qaaday Raysulwasaare Rooble

0

Golaha Midowga Murashaxiintu, wuxuu uga mahadcelinayaa dawlada Isu-taga Imaaraadka Carabta deeqda ay maanta soo gaarsiiyey dadka Soomaaliyeed ee ay abaaruhu wax-yeelleeyeen.

Goluhu wuxuu bogaadinayaa dadaalka Raysalwasaare Rooble uu dib ugu soo celinayo xiriirkii istiraatiijiga ahaa ee sanadihii danbe la xumeeyey ee Soomaaliya kala dhexeeyey dawladaha Carbeed ee aan walaalaha nahay oo ay ugu horrayso dawladda Imaaraadka Carabta.

Ad
Previous articleJeneraal Mascuud oo Xilka Qaadis lagu Sameeyey iyo Taliye Cusub oo la magacaabay
Next articleMadaxweyne Farmaajo iyo Sadaq Joon oo Madaxtooyada Kulan Iga Socdo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here