Home Wararka Somaliya Jeneraal Mascuud oo Xilka Qaadis lagu Sameeyey iyo Taliye Cusub oo la...

Jeneraal Mascuud oo Xilka Qaadis lagu Sameeyey iyo Taliye Cusub oo la magacaabay

0

Col. Bashir Ciise Daarood loo magacaabay Taliyaha Guutada 15-aad.

Bashiir Ciise waa Sarkaal si weyn uga dhex tilmaamnaa Ciidankii Xoogga dalka Soomaaliyeed ee awoodda lahaa waana sarkaal aqoon duruqsan uleh arrimaha hoggaanka ciidanka wuxuuna ahaa halka saraakiil koox ah oo ay dowladii jirtay toogasho ku xukuntay sannadkii 1983 iyada oo intii kale la toogtay.

Col. Bashiir Ciise wuxuu ka mid ahaa labo sarkaal oo Somalia laga xulay si ay qeyb uga noqdaan saraakiishii hoggaaminaysay ciidankii IGAD ee ilaalinta iyo xaqiiqo raadinta Afrika ee loo diray Koonfurta Sudan halkaas oo uu ka soo shaqeeyay muddo 4-Sannadood ah.

Bashiir Ciise wuxuu badalayaa Jeneral Mascuud Maxamed Warsame oo guutada horay uga soo shaqeeyay.

Ad
Previous articleTaliyihii Booliska Degmada Guriceel oo Dib ugu Soo laabtay Degmadaas oo Mudo ka maqnaa(Sawiro)
Next articleMidowga Musharixiinta oo Soo Dhaweeyey Talaabo uu Qaaday Raysulwasaare Rooble

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here