Home Wararka Somaliya Midowga Musharaxiinta oo Qaadacay Habraacii Shalay ay soo saareen Musharaxiinta Madaxweynaha (Akhriso)

Midowga Musharaxiinta oo Qaadacay Habraacii Shalay ay soo saareen Musharaxiinta Madaxweynaha (Akhriso)

0

Midowga Musharaxiinta ayaa diiday habraacii ka soo baxay Golaha Wadatashiga Qaranka ee ahaa doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka, waxaana ay ku tilmaameen inuu khilaafsan yahay dastuurka dalka iyo heshiiskii 27 May oo dhigayay in doorashooyinka ay ku dhacaan si cadaalad oo xor iyo xalaal ah.

Midowga musharaxiinta ayaa dalbaday in 135 Odayaasha dhaqanka ay saldhig u noqdaan soo xulista Ergooyinka dooranaya Xildhibaannada.

Ad
Previous articleCumar Cabdirashiid ” Go’aanadii kasoo baxay Golaha wadatashiga wuxuu abuuri karaa xiisad Cusub”
Next articleDagaalo Culus ayaa ka bilaawday Degmada Camaara ee Gobalka Mudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here